C/raxmaan C/shakuur: “Culimada dowlada Taageersan Waxba kama duwana Al-Shabaab”

Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ahna guddoomiyaha Xisbiga Wadajir ayaa markii ugu horeysay shir jaraaid ku faahfaahiyay weerarkii xiidamo ka tirsan Nabad sugida Soomaaliya ku qaadeen xaruntiisa magaalada Muqdisho. C/shakuur oo ay hareerahiisa fadhiyeen qaar ka mid ah Madaxda Xisbigiisa ayaa sheegay in lagu soo qaaday weerar socday mudo nus saac ah isla markaana weerarku uu … Continue reading C/raxmaan C/shakuur: “Culimada dowlada Taageersan Waxba kama duwana Al-Shabaab”